Buugani wuxuu ka hadlayaa p-pillerkaga cusub Yaz. Waa muhiim in aad akhrisid inta aadan bilaabin kan ugu horeeya ee khariidadda p-pillerka.

Σχετικά έγγραφα
XAASHIDA MACLUUMADKA DAWADA: WARBIXIN KU SOCOTA ISTICMAALAHA

XAASHIDA MACLUUMADKA DAWADA: WARBIXIN KU SOCOTA ISTICMAALAHA

Mjølnerparken.Mjølnerparken

SADDEXDA ASAL IYO DALIILAHOODA WAXAA ALIFAY: SHEEKH MAXAMED BIN CABDULWAHAAB

W/Q: C/nuur C/qaadir Maxamed

ARKAANTA IIMAANKA ...

Soomaaliya. Sahan lagu sameeyey Dhaqaale-Bulsheedka Soomaaliya 2002 THE WORLD BANK. Public Disclosure Authorized. Public Disclosure Authorized

HVERDAGSBILLEDER LIVET SOM NYDANSKER MELD DIG TIL FOTOKONKURRENCEN

TOLKEBISTAND - GEBYR FOR TOLKEBISTAND TIL PERSONER, DER HAR BOET I DANMARK I MERE END 7 ÅR

Xeerka. Dhaqanka. Dabeecada iyo taageerada

Informationen zu Ihrer Gesundheitsuntersuchung

HONDA. Έτος κατασκευής

FORD KA KA_202054_V2_2013_Cover.indd /06/ :51

!"!# ""$ %%"" %$" &" %" "!'! " #$!

Meren virsi Eino Leino

ΑΓΓΕΛΗΣ ΧΡΗΣΤΟΣ ΠΑΝΑΓΙΩΤΗΣ 6 OO ΑΓΓΕΛΙΔΗΣ ΧΑΡΙΛΑΟΣ ΧΡΗΣΤΟΣ 4 OO ΑΓΓΟΥ ΑΝΑΣΤΑΣΙΑ ΔΗΜΗΤΡΙΟΣ 6 OO ΑΔΑΜΙΔΟΥ ΕΥΑΓΓΕΛΙΑ ΑΒΡΑΑΜ 3 OO ΑΛΕΒΙΖΟΥ ΠΑΝΑΓΙΩΤΑ

!"#$ %"&'$!&!"(!)%*+, -$!!.!$"("-#$&"%-

(a b) c = a (b c) e a e = e a = a. a a 1 = a 1 a = e. m+n

!"#$ "%&$ ##%&%'()) *..$ /. 0-1$ )$.'-

,, #,#, %&'(($#(#)&*"& 3,,#!4!4! +&'(#,-$#,./$012 5 # # %, )

Electronic Supplementary Information

ΥΠΗΡΕΣΙΕΣ ΠΡΟΣΩΠΙΚΟΥ ΔΙΑΧΕΙΡΙΣΗ ΑΠΟΔΟΣΗΣ ΚΑΙ ΣΤΕΛΕΧΩΣΗ

Παραδείγματα Διανυσματικοί Χώροι

SIEMENS Squirrel Cage Induction Standard Three-phase Motors

Moto armonico: T : periodo, ω = pulsazione A: ampiezza, φ : fase

Κεφάλαιο 6 ιανυσµατικοί χώροι...1

Jeux d inondation dans les graphes

PDF hosted at the Radboud Repository of the Radboud University Nijmegen

VALVOLE RECUPERO VAPORI OLIO OIL BREATHER VALVES PRODOTTI VARI PER OLIO VALVOLE RECUPERO VAPORI OLIO VARIOUS PRODUCTS FOR OIL

Πανεπιστήμιο Αιγαίου Τμήμα Μαθηματικών

ΧΗΜΕΙΑ - ΒΙΟΧΗΜΕΙΑ Γ ΛΥΚΕΙΟΥ ΤΕΧΝΟΛΟΓΙΚΗΣ ΚΑΤΕΥΘΥΝΣΗΣ (ΚΥΚΛΟΣ ΤΕΧΝΟΛΟΓΙΑΣ ΚΑΙ ΠΑΡΑΓΩΓΗΣ) 2004

!"! # $ %"" & ' ( ! " # '' # $ # # " %( *++*

Παραδείγματα Γραμμικοί Μετασχηματισμοί

#""$%% 3 η!"&'"$% "( " '$#&" A. 16, ε!"

(2), ,. 1).

Λύσεις θεμάτων προσομοίωσης 1-Πανελλαδικές Εξετάσεις 2016

ΟΜΟΣΠΟΝΔΙΑ ΕΚΠΑΙΔΕΥΤΙΚΩΝ ΦΡΟΝΤΙΣΤΩΝ ΕΛΛΑΔΟΣ (Ο.Ε.Φ.Ε.) ΕΠΑΝΑΛΗΠΤΙΚΑ ΘΕΜΑΤΑ ΕΠΑΝΑΛΗΠΤΙΚΑ ΘΕΜΑΤΑ 2018 Β ΦΑΣΗ

! " #$% & '()()*+.,/0.

ΛΙΓΕΣ ΣΚΕΨΕΙΣ ΓΙΑ ΤΗ ΖΩΓΡΑΦΙΚΗ ΤΟΥ ΓΙΑΝΝΗ ΣΤΕΦΑΝΑΚΙ

ΚΩΝΣΤΑΝΤΟΠΟΥΛΟΣ ΙΩΑΝΝΗΣ (ΟΛΥΜΠΙΑΚΗ ΦΛΟΓΑ ΠΥΡΓΟΥ ) ΜΑΝΤΙΚΑΣ ΕΜΜΑΝΟΥΗΛ (Ο ΜΑΚΕΔΑΝΟΣ) ΣΚΡΙΒΑΝΟΣ ΔΗΜΗΤΡΙΟΣ (DO-LING-SUNG ΚΑΛΑΜΑΤΑΣ)

Microscopie photothermique et endommagement laser

Αλγεβρικές Δομές Ι. 1 Ομάδα I

# " $! % $ " & "! # '' '!" ' ' ( &! )!! ' ( *+ & '

A Convolutional Neural Network Approach for Objective Video Quality Assessment

J! "#$ %"& ( ) ) ) " *+, -./0-, *- /! /!+12, ,. 6 /72-, 0,,3-8 / ',913-51:-*/;+ 5/<3/ +15;+ 5/<3=9 -!.1!-9 +17/> ) ) &

Parts Manual. Trio Mobile Surgery Platform. Model 1033

#&' ()* #+#, 2 )' #$+34 4 )!' 35+,6 5! *,#+#26 37)*! #2#+#42 %8')* #44+#%$,)88) 9 #,6+-55 $)8) -53+2#5 #6) :&' 2#3+23- ##) :* #-) ''

... 5 A.. RS-232C ( ) RS-232C ( ) RS-232C-LK & RS-232C-MK RS-232C-JK & RS-232C-KK

! "# $ % $&'& () *+ (,-. / 0 1(,21(,*) (3 4 5 "$ 6, ::: ;"<$& = = 7 + > + 5 $?"# 46(A *( / A 6 ( 1,*1 B"',CD77E *+ *),*,*) F? $G'& 0/ (,.

ΦΟΡΤΙΣΜΕΝΟΣ ΑΡΜΟΝΙΚΟΣ ΤΑΛΑΝΤΩΤΗΣ ΜΕΣΑ ΣΕ ΟΜΟΓΕΝΕΣ ΗΛΕΚΤΡΙΚΟ ΠΕΔΙΟ: ΤΕΛΕΣΤΕΣ ΔΗΜΙΟΥΡΓΙΑΣ ΚΑΙ ΚΑΤΑΣΤΡΟΦΗΣ, ΒΑΣΙΚΗ ΚΑΤΑΣΤΑΣΗ, ΕΛΑΧΙΣΤΗ ΕΝΕΡΓΕΙΑ ΣΥΖΗΤΗΣΗ

Επινοηθείσα ονομασία Ονομασία

!"#$%&' ()*%!&"' «$+,-./0µ / :1/.;./:69 <.5-8+9: $=5-.>057=9/7/=9» !"#$%&$'( trafficking %)*+!,,-.$. /0"1%µ$)$ 2"(%3$)*4 5"67+$4

a -80.6MPa, m =49.4MPa a =80.6MPa, m =-49.4MPa. a =49.4MPa, m =-80.6MPa a =-49.4MPa, m =-80.6MPa

ALFA ROMEO. Έτος κατασκευής

ΟΛΟΚΛΗΡΩΜΕΝΗ ΣΤΡΑΤΗΓΙΚΗ ΜΕΛΕΤΗ ΜΙΑΣ ΕΛΛΗΝΙΚΗΣ ΜΕΤΑΛΛΟΥΡΓΙΚΗΣ ΕΤΑΙΡΕΙΑΣ ΜΕ ΔΙΕΘΝΗ ΔΡΑΣΤΗΡΙΟΤΗΤΑ

ΔΡΑΣΤΙΚΟΤΗΤΑ ΤΩΝ ΒΙΟΛΟΓΙΚΩΝ ΠΑΡΑΓΟΝΤΩΝ στη θεραπεία της Ψωρίασης. Γιώργος Χρ. Χαϊδεμένος, MD, PhD Θεσσαλονίκη

Sarò signor io sol. α α. œ œ. œ œ œ œ µ œ œ. > Bass 2. Domenico Micheli. Canzon, ottava stanza. Soprano 1. Soprano 2. Alto 1

Estimation of grain boundary segregation enthalpy and its role in stable nanocrystalline alloy design

ΠΑΝΕΠΙΣΤΗΜΙΟ ΑΙΓΑΙΟΥ ΣΧΟΛΗ ΕΠΙΣΤΗΜΩΝ ΤΗΣ ΙΟΙΚΗΣΗΣ ΠΡΟΓΡΑΜΜΑ ΜΕΤΑΠΤΥΧΙΑΚΩΝ ΣΠΟΥ ΩΝ ΜΕΤΑΠΤΥΧΙΑΚΟ ΙΠΛΩΜΑ ΙΟΙΚΗΣΗΣ ΕΠΙΧΕΙΡΗΣΕΩΝ ΜΕ. Ι..Ε.

Γενικό ποσοστό συμμετοχής στην αγορά εργασίας πληθυσμού χρονών - σύνολο

ΠΡΕΣΒΕΙΑ ΤΗΣ ΕΛΛΑΔΟΣ ΣΤΟΚΧΟΛΜΗ Γραφείο Οικονομικών & Εμπορικών Υποθέσεων ΑΔΙΑΒΑΘΜΗΤΟ ΚΑΝΟΝΙΚΟ. Στοκχόλμη, 27 Φεβρουαρίου 2015

Προβολές και Μετασχηματισμοί Παρατήρησης

Vers un assistant à la preuve en langue naturelle

Γενικό ποσοστό απασχόλησης ισοδύναμου πλήρως απασχολούμενου πληθυσμού - σύνολο

E.E. Παρ. Ι(ΙΙ) Αρ. 3253, Ν. 30(ΙΙ)/98


'( )*(((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((((( +

Γενικός ρυθμός μεταβολής οικονομικά ενεργού πληθυσμού χρονών - σύνολο

ΠΑΝΕΠΙΣΤΗΜΙΟ ΠΕΙΡΑΙΩΣ ΤΜΗΜΑ ΨΗΦΙΑΚΩΝ ΣΥΣΤΗΜΑΤΩΝ ΕΡΓΑΣΤΗΡΙΟ ΤΗΛΕΠΙΚΟΙΝΩΝΙΑΚΩΝ ΣΥΣΤΗΜΑΤΩΝ

1084 Ν. 9(ΙΙ)/9? E.E. Παρ. Ι(ΙΙ) Αρ. 3307,

Ποσοστό απασχόλησης στον τριτογενή τομέα του πληθυσμού χρονών - σύνολο

1. MEERVOUDIGEKEUSE-VRAE 2. GETALLE, BEWERKINGS EN VERWANTSKAPPE JAARLIKSE NASIONALE ASSESSERING 2014 GRAAD 9 WISKUNDE MODELVRAE MEMORANDUM

Ποσοστό μακροχρόνιας ανεργίας (διάρκεια 12+ μήνες) οικονομικά ενεργού πληθυσμού 15+ χρονών - σύνολο

Supporting Information


ROVER (MG ROVER GROUP LTD)

ΑΣΚΗΣΗ ΑΠΟ ΤΟ 3ο ΘΕΜΑ ΤΩΝ ΓΕΝΙΚΩΝ ΕΞΕΤΑΣΕΩΝ 1 ης ΚΑΙ 2 ης ΕΣΜΗΣ (ΙΟΥΝΙΟΣ 1998) (Ιοντισµός οξέος Επίδραση κοινού ιόντος Ρυθµιστικά διαλύµατα)

OCTEGRA 400 mg comprimidos recubiertos con película. OCTEGRA 400 mg, comprimé pelliculé

SUPPLEMENTAL INFORMATION. Fully Automated Total Metals and Chromium Speciation Single Platform Introduction System for ICP-MS

O ITIKH Ô ÎÔÈÓˆÓÈÎfi apple Î ÙÔ apple ÚÔ ÒÓ appleô ı ÂÍ ÁÁÂ ÏÂÈ Ô. apple Ó- Ú Ô ÛÙË.

ΠΛΗΡΟΦΟΡΙΑΚΟ ΔΕΛΤΙΟ ΑΣΦΑΛΕΙΑΣ. Methanol

Μερίδιο εργοδοτουμένων με μερική ή / και προσωρινή απασχόληση στον εργοδοτούμενο πληθυσμό 15+ χρονών - σύνολο

Διάλεξη 19: Διαγράμματα Feynman:

Κεφ. 4: Ολοκλήρωση. 4.1 Εισαγωγή

Παραδείγματα Διανυσματικοί Χώροι Ι. Λυχναρόπουλος

Παραδείγματα (1 ο σετ) Διανυσματικοί Χώροι

Παρασκευή 1 Νοεμβρίου 2013 Ασκηση 1. Λύση. Παρατήρηση. Ασκηση 2. Λύση.

Μεζνδνινγία επίιπζεο αζθήζεωλ

TRÌNH TỰ TÍNH TOÁN THIẾT KẾ BỘ TRUYỀN BÁNH RĂNG TRỤ (THẲNG, NGHIÊNG)

ΜΑΣ 303: Μεπικέρ Διαφοπικέρ Εξισώσειρ ΛΥΣΕΙΣ ΑΣΚΗΣΕΩΝ. u bu au, u au bu. c U du 0, d a b

SILSAVING SOLID CARBIDE END MILLS. Quality as a standard

Ó³ Ÿ , º 7(156).. 62Ä69. Š Œ œ ƒˆˆ ˆ ˆŠ. .. ŠÊ²Ö μ 1,. ƒ. ²ÓÖ μ 2. μ ± Ê É É Ê Ò μ μ, Œμ ±

TÔ appleâï ÙÔÏfiÁÈÔ ÙË ÂÊÔÚ

Esercizi sui circoli di Mohr

ΔΙΑΓΩΝΙΣΜΑ 2 ο ΕΚΦΩΝΗΣΕΙΣ

ΚΕΦΑΛΑΙΟ 2. Ηλεκτρονικη και 1/65 Πληροφορίας

ΗΛΙΑΣΚΟΣ ΦΡΟΝΤΙΣΤΗΡΙΑ. Θετικής Κατεύθυνσης Χημεία Γ Λυκείου ΥΠΗΡΕΣΙΕΣ ΠΑΙΔΕΙΑΣ ΥΨΗΛΟΥ ΕΠΙΠΕΔΟΥ ΚΑΛΟΓΝΩΜΗΣ ΗΛΙΑΣΚΟΣ

Εφαρμοσμένα Μαθηματικά ΙΙ Τελική Εξέταση Ι. Λυχναρόπουλος

! "# " #!$ &'( )'&* $ ##!$2 $ $$ 829 #-#-$&2 %( $8&2(9 #."/-0"$23#(&&#

ΧΗΜΕΙΑ ΘΕΤΙΚΗΣ ΚΑΤΕΥΘΥΝΣΗΣ

Transcript:

Warbixin khuseysa

Buugani wuxuu ka hadlayaa p-pillerkaga cusub Yaz. Waa muhiim in aad akhrisid inta aadan bilaabin kan ugu horeeya ee khariidadda p-pillerka. Warbixin kale oo khuseysa Yaz waxaad ka heli warqadda baakadda gudaheeda ku jirta.

Yaz waxay ka sameeysan tahay etinylöstradiol oo waxooga hooseya ah iyo gestagenet drospirenon. Drospirenon waa gestagen u dhigma jirka hormoonadda noociisa la yiraahdo gulkroppshormon. Yaz waxay ka kooban tahay 24 kaniiniga hormoonka oo midab basali ah leh oo kaniini walbana ka sameeysan yahay 20 μg etinylöstradiol iyo 3 mg drospirenon. Yaz waxaa kale oo la socda khariidad walba 4 kaniini oo cad kuwaaso ah kaniiniga aan hormoonka lahayn.

Hormoonadda caadadada maamulah Si loo fahmo sidda Yaz jirkaaga u saameyneyso waa ay fiican tahay in aad wax ka ogaatid jirkaaga iyo caadadda soo noqnoqoshaddeda. Isla marka aadanuhu uurka ku jiro ayuu abuurmayaa ukungalenka iyo ukumaha dhaxalka. Markuu aadanuhu qaangaarayo ayaa ukumahaasi korayan oo bilwalba caadi ahaan mid soo go aysaa, oo ay ilmo ku tallalmayan haddii ay la kulanto unugga ragga. Ukumo galenka waxaa ka aasaasma dhacaanka haweenka ee östrogen iyo progesteron (hoormoonka caadiga ah ee la yirahdo gulkroppshormon). Hoormoonka wuxuu keena in xuubka ilma-galeenka uu koro oo uu isu diyaariyo si uu uqaabilo ukun ilmo ku tallaalmeen. Haddii ilmo tallaalku surageli waayo qeyb ka mid ah xuubka ilmo-galenka ayaa jirku dibadda u soo sarayaa kadibna dhiigbaxa caadada ayaa bilabanaya. Sidaa ayaa ukunta iyo koriinkedu u soconayaa, ukun soo saaridda iyo caadadu u soconayan bil walba si joogto ah. Waana sababtaa awgeed waxa loo yiraahdo caadada bilwalba joogto u timaddo (menstruationcykel). Haweeney walbana waxay leedahay caado soo noqnoqota ah oo u gaar ah, muddo u gaar ah iyo dhiigbixid ka duwan haweenka kale. Sidee udifaacda Yaz uurka aan lagu talagelin? Yaz waxay kuu difaaceysa saddex nooc: 1. Ukun soo rididda oo maqnaaneysa. 2. Xuubka ilmo-galeenka wuxuu si joogta ah uhaanaya khafiif. 3. Dhacaanka ku jira afka ilmo-galeenka wuxuu ahaanaya mid adag oo aan unugga jinsiga raggu geli karin. Goorta aad bilaabikadhid isticmaalka Yaz Yaz wuxuu kaa difaacayaa uurka maalinta ugu horeeysa ee aad bilawdo isticmaalka kaniinigan, laakiin waa haddii aad kaniiniga si sax ah u qaadatid. Saas awgeed waa muhiim in aad raacdid warbixintaa. Haddii aadan qaadan p-piller bilihii ugu dambeeyay: Bilow in aad qaadatid Yaz maalinta ugu horeysa ee caadadu kugu dhacdo, macnaheedu waa in aad bilowdid maalinta ugu horeysa ee aad dhiiga heshid. Haddii dhiigbaxa ugu horeeya uu kugu dhaco tusaale ahaan maalin jimce ah, bilow in aad p-pillerka qaadatid meesha khariidadda ay ku qoran tahay Fr. Kadibna siiwad adiga oo qadanaya kaniiniga falaarta dhinaca ay kuu tilmaameyso maalin walba.

Haddii aad iska bedeleysid p-piller kale oo aad qadatid kuna bedeleysid Yaz: Waa in aad sii isticmaasha khariidadda p-pillerka aad qaadatid ilaa inta khariidadda aad isticaaleysid ka dhamaaneyso. Haddii aad hadda ka hor isticmaaleysid mid ka kooban 21-khariidad, waa in aad 7 maalmood ka nasataa qaadashadiisa inta aadan bilaabin Yaz. Haddii aad isticmaaleysey mid ka kooban 28-khariidad, bilaaw Yaz si toos ah marka aad qaadatid kan ugu dambeeya ee hormoon la aanta ah. Haddii aad iska bedeleysid mini-piller: Waad joojin kartaa mini-pillerka maalinta aad rabti oo aad bilaabi kadhaa Yaz. Laakin waa in aad isticmaasha wax kale oo aad isaga difaacdo uurka tusaale ahaan kondoom, toddobadda maalmood ee ugu horeeya. Kaddib markii aad qaadatay p-pillerka gargarka degdega ah: Bilow Yaz isla maalinta aad qaadatay p-pillerka gargaarka degdega ah. Waa in aad isticmaasha isla markaana wax kale oo aad isaga difaacdo uurka, tusaale ahaan kondoom, toddobadda maalmood ee ugu horeeya. Kaddib markaad dhashay, ilmo kaa dilmen ama ilmo lagaa soo riday: Waa muhiim in aad raacdid taladda iyo warbixinta ummulisadda/dhakhtarka. Isticmaalka Yaz Khariidad walba waxay ka kooban tahay 24 kaniiniga hormoonka oo midab basali ah leh iyo afar cad cad oo kuwa hormoon la aanta ah. Khariidad walba ee kaniiniga waxaa la socda biddaaqad ay ku qoran yihiin toddobadka iyo maalmihiisa. Biddaaqad kastana waxay ka kooban tahay toddoba falliiq oo ku tusaya maalmaha toddobaadka. Dooro biddaaqadda maalinta aad bilaabeyso magaceedu ku qoran yahay ee kaniiniga ugu horeeya aad qaadaneyso. Kuna dheji faliiqa korka kore ee khariidadda kaniiniga. Qaado hal kaniini maalin walba ilaa khariidadda ay ka dhamaaneyso, kaddibna toos u bilaw khariidadda ku xigta. Hanna kala joojin oo waalin walba hal kaniini qaado. Muddadda aad qaadanayso kaniiniga cad waxaad heli sida loogu tala galay caado ama u dhigma dhiigbax. Khariidadda kalena waxay bilaabaneysa maalintii aad bilowday khariidaddii ka horeysay, haddii dhiigu ama caadadu kaa joogsatay ama haddii kaleba waa in aad kaniiniga waalin walba qaadataa. Haddii aad khariidadda ugu horeysay aad tusaale ahaan bilowday maalin jimce ah, waa in aad khariidaddaha ku xigga oo dhan aad bilowdaa maalin jimce ah. Yaz waxay maalinta ugu horeysabba kaa difaaci uur inaadan yeelan, waa haddii aad raacday sidda saxa ah ee loo isticmaalayo. Waxaad ogaata in xataa maalmaha aad qaadaneyso kaniiniga hormoon la aanta ah xataa in aad ka difaacan tahay in aadan uur yeelan.

Yaz waa kan keliya ee p-piller la isugeeyay ka sameeysan kana kooban 24 kaniini firfircoon (=Hormoon ku jiro) iyo 4 aan hormoon laheyn oo booskooda gelaya. Kuwa kale ee p-pillerka la isugeeyay waxay ka kooban yihiin 21 kaniini firfircoon khariidaddiiba. Yaz waxaa laga sameeyay oo ku jira hormoonka la yiraahdo gestagenet drospirenon oo u dhigma jirkayagga hormoonka ku jira ee la yiraahdo gulkroppshormon. Drospirenon waxaa ku jira antiandrogen iyo mid khafiif ah oo antimineral kortikoid oo sifodiisa oo kale leh. Yaz iyo saddexda saa idka ah ee kaniiniga firfircoon muxuu yareynayaa muddadda aad qaadaneysid kaniiniga hormoonka aan lahayn, siddii loo yareynlahaa in hormoonaddada ay isbeddelkooda u yaraadan. Su aalo iyo jawaab kooban ee khuseeya p-pillerka iyo Yaz Sidee baan u kala dheereyn kararaa caadadda? Waad kala dheereyn kartaa caadadda ama dhiigbaxa haddii aad qaadatid kaniiniga midabka basaliga ah leh (kuwa aan cad cadeyn), iska tuur khariidadda oo si toos ah u bilaw khariidad cusub ee Yaz. Sidaa waad ku wadi kadhaa ilaa iyo inta maalmood ee aad rabtid ama khariidad dhan. Marka aad go aansato in aadan caadadda dib u dhigin waa in aad khariidadda ku dhameystirtaa affarta kaniini ee hormoon la aanta ah. Waxaa laga suuragal ah in marrarka qaardoo ee aad caadadda dib u dhigesid in dhiig yari kaa yimaado. Maxaa dhici kara haddii calool xanuun igu dhaco? Haddii aad matageysid ama shuban kugu dhaco muddo 3-4 saac ah kadib markii aad qaadatay kaniiniga midabka basaliga ah leh ee kaniiniga hormoonka leh ah, waxaa suuragal ah in Yaz kaa difaaci karin uur. Waa muhiim in aad qaadatid kaniini kale oo aad khariidad kaniini oo kale ka qaadatid sida ugu dhaqsaha badan ee aad awooddo ugu badnaan 12 saac gudohood. Haddii ay dhaaftay 12 saac waa in aad raacdaa tilmaanta hoostan ku qoran. Maxaa dhici kara haddii aan ilaawo hal ama dhowr kaniini? Ujeeddada p-pillerku waa in uu ahaado uur iska difaac la hubo oo aad p-pillerka si joogto ah u qaadatid wakhti go an maalin walba, tusaale ahaan subax walba ama habeen walba. Haddii ay dhacdo in aad ilowday hal ama dhowr kaniini waa in aad kaniiniga qaadataa sida dhakhsaha leh kadibna aad qaadatid wakhtigii caadiga aha ee aad qaadan jirtay kaniiniga. Qaanuunka muhiimka ahi waa haddii ay dhacdo in aad ilowday kaniini oo aad wakhtigiisi aadan qaadan in aad toddobad dhan aad taxadarta oo aad isticmaasha galmadda kondoom. Haddii aad ilowday qaadashadda kaniiniga oo aad dhiig iska weydo wakhtigii aad sugaysay waxaa laga yaaba in aad uur leedahay.

La xiriir ummulisadda ama dhakhtar inta aadan bilaabin khariidad kaniini. Haddii wakhtigii aad qaadan laheyd laga soo wareegay saacado ka yar 12 saac wakhtigii aad qaadan laheyd qaado hal kaniini sida ugu dhaqsaha badan ee aad xasuusatay, waayo weli waad ka difaacan tahay uur. Kaniiniga ku xiggana wakhtigii aad qaadan jirtay qaado. Haddii wakhtigii aad qaadan jirtay kaniiniga ka soo wareegtay mudd 12 saacado ka badan waxaad ogaata in aadan ka difaacneyn uur. Qaado kaniiniga sida ugu dhaqsaha badan ee aad xasuusatay, haddii ay noqoto xataa in aad qaadato labbo xabbo ee kaniini ah isku waqti. Kaddiban waa in aad kaniiniyadda qaadataa waqtigii loogu talagalay ee aad qaadan jirtay. Waana muhiim in aad isticmaashid kondoom galmadda si aad u hubsattid in aad iska difaacdo uur toddobadda maalmood ee ku xigga. Haddii aad ilowday kaniini ka badan hal kaniini, waa in aad la xiriirtaa ummulisadda ama dhakhtar si aad talo uheshid. Miyaan isku isticmaali karaa Yaz iyo daawo kale isku mar? Daawoyinka qaarkood waxtarka p-pillerka ayey xumeeynkaraan taaso keeni karta in ay kordhiso in ay fududaato in aad uur yeelato. Tusaale ahan daawoyinka keeni kara khatartaa waa antibiotika, daawadda qalalka, daawadda qaaxadda ee loo yaqaan TBda iyo dhirta loo yaqaan Johannesört. Waa muhiim in aad wargelisid ummulisaddada ama dhakhtarkaaga haddii aad daawoyin kale aad isticmaashid. Haddii aad dhakhtar la kulmeysidna sababo kale waa muhiim in aad marwalba u sheegtid dhakhtarka in aad p-piller isticmaashid. Caado aan wakhtiyaddeda imaan Bilaha ugu horeeya ee aad isticmaaleysid p-pillerka waxaa dhici kara in aad hesho dhiigbax yar yar. Dhiigbaxaasi wuxuu baddana joogsadda muddooyinka soo socda, laakiin haddii dhiigbaxu sii socdo muddo dher waa in aad la xiriirta ummulisadda ama dhakhtar. Waana muhiim in aad kaniiniga sii waddid wakhiyaddisii go naa. Haddii dhiig igu dhici waayo muddadda aan qaadanayo kaniiniga hormoon la aanta ah miyaa laga yaaba in aan uur leeyahay? Haddii dhiiga caadadda u dhigma uu kugu dhici waayo muddada aad qaadaneyso kaniiniga hormoon la aanta ah, adiguna aad ogtahay in aad hal kaniini ilowday ama aad calool xanuun qabtay, waa in aad xiriir la yeelataa ummulisadda ama dhakhtar si tijaabo uur lagaga qaado. Haddii aad uur yeelato waa in aad joojisaa isticmaalka Yaz. Sidee baan sameynayaa haddii aan rabo in aan uur yeesho? Haddii aad ku talagashay in aad uur yeelato waa in aad dhameystirtaa khariidadda kaniiniga ee aad bilowday.

Yaz waxyeelo miyey leedahay? Sida noocyadda kale ee p-pillerka ayaa Yaz keeni karaa waxyeelo. Waxyeeladda ay keeni karto ee dhifka ah waxaa ka mid ah dhiigbaxa oo isbedela, adadeyg ama naasaha oo danqadda, dhacaan, lallabood yar, dabciga qofka oo isbeddela ama madax xannuun. Dhibaatoyinkaa oo dhami waa kuwo caadi ah oo aan dhibaato laheyn oo baaba aya billaha ugu horeeya ee aad isticmaaleysid. Haddii laakin dhibkaa uu kaa hari waayo waa in aad la xiriirtaa ummulisadda ama dhakhtar. Noocyaddan la isugeeyay ee uurka la isaga difaaco oo dhan waxay keenan dhiiga oo xinjirro yeesha laakin aan siddaa u badneyn. Dhibaatadda xinjirrada dhiigga aad buu uga yar yahay kan marka ay haweeneydu uurka leedahay. Maxaa in aan kafekero ah inta aan billaabin isticmaalka Yaz? Kala xaajood marwalba ummulisadda iyo dhakhtarka inta aadan bilaabin Yaz haddii: Haddii uu hadda ka hor kugu dhacay xinjir dhiig ama aad hubtid in uu kugu dhici karo (waxaa loola jeeda haddii waalidka ama walaalaha uu ku dhacay hadda ka hor xinjir dhiig) Aad qabtid cuddurada beerka ama kelyaha Aad qabtid dhiigkar khatar ah Aad qabtid sokorow waxyeelo badan kuu keenay Aad qabtid dhiigbax haweened oo aan baaritaan lagu sameyn Aad qabtid madax xanuun araggaga wax udhima/aragti la aan kuu keena Aad cigaar cabtid oo da daadu ka weyntahay 35 sanno Goormey muhiim tahay in aan la xiriiro ummuliso ama dhakhtar? Waa lama arkaan in p-pillerka uu keeno saameyn khatar ah ama saameyn muddo dheer ku haysa. Laakiin waa muhiim in aad markiiba la xiriidhid ummulisadda ama dhakhtar haddii aad sku aragtid calaamaddahaan hoos ku qoran: Barar iska yimaada oo kubku ku bararo lehna xanuun Madax xanuun soo noqnoqda oo aad hadda ka hor isku arag Aragtidda oo xumaata/aragtidda oo kaa tagta marmar Dhinaca oo ku xanuuna ama neefta oo ku dhibta Cuncun fara badan Wareer Haddii uu cagaarshow kugu dhaco ama aad u maleeyneso in aad uur leedahay

WAXAA MUHIIM AH! Marwalba u sheeg haddii aad dhakhtar la kulmeysid Ku xaffid kaniinigaaga p-pillerka ah meel ilmahu gaarikarin P-pillerku waa mid shaqsiga u gaar ah. Qofkale ha ku wareejin oo ha siin. P-pillerka kaa uu difaaci maayo xanuunka laysqaadsiyo ee HIV-xanuun laysqaadsiyo ama cuduradda laga qaado galmadda. Haddii aad naftaada u baqeyso marwalba isticmaal kondoom si aad naftaada u difaacdo. Yaz waa daawo warqad dhakhtar uun lagu iibsaddo oo waxaa qorikara oo keliya ummuliso ama dhakhtar. L.SE.04.2010.0077 ekelund&wik april 2010 Bayer AB, Box 606, 169 26 Solna, tel 08-580 223 00 Calaamadda: Antikonception G03A Baakadd: 3 x 28, Rx. Warbixin saa id ah waxaad ka heli www.fass.se SPC 2008-07-03